Friday, June 23rd, 2017

DHAGEYSO:Gen.Gabre oo loo Magacaabay xil Cusub kadib xil ka Qaadistii lagu Sameeyay?

Urur Goboleedka IGaD ayaa xil cusub u magacaabay jeneraalka reer Itoobiya ee dhowaan laga qaaday xilkii uu ka hayay arrimaha Soomaaliya.

Xoghayah guud ee IGAD Maxbuub Macalin oo Kenya kasoo jeeda ayaa Col. Gabre Egziaber u magacaabay inuu noqdo la-taliyihiisa, taasoo ka dhigeysa inuu guddoonka IGAD u dhowaado Gen. Gabre.

Jagada cusub ee IGAD u dalacsiisay Gen. Gabre ayaa muujineysa in IGAD u afduuban tahay dalalka Itoobiya iyo Kenya oo rabitaankooda ay ku shaqeyso, taasoo ururka ka dhigtay mid ay laba dal ku shaqeystaan.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *