Friday, June 23rd, 2017

DHAGEYSO:Magaca iyo Beesha uu kasoo jeedo Ninkii fuliyay Weerarkii ismiidaaminta Ahaa ee lagu Qaaday Pizza House?

Waxaa soo baxaaya xogo dheeraad ah oo laga helaayo shaqsiyada wadihii Gaariga isku miidaamiyay Pizza House iyo Posh Treats oo ku yaalla agagaarka Isgooyska Banaadir ee Degmada Hodan.

Gaariga oo ay la socdeen Shan maleeshiyo ayaa Maqaayadaha Pizza House iyo Posh Treats kasoo galay dhabarka danbe, iyagoo muran xoogan la galay ilaalada Posh oo markaa qabay dareen.

DHAGEYSO:Gen.Gabre oo loo Magacaabay xil Cusub kadib xil ka Qaadistii lagu Sameeyay?

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *