Friday, June 23rd, 2017

DHAGAYSO: Madaxweyne Farmaajo“Adduunka oo Dhan Wuu ina Fiirsanayaa ee Aan Wada Tashano”

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed” Farmaajo” ayaa waxaa uu sheegay in umadda Soomaaliyeed laga doonaayo in ay wax ka qabtaan sidii dalka loo xoreyn lahaa.

Madaxweynaha ayaa waxaa uu sheegay in ganacsatada iyo dhalinyarada Soomaaliyeed in laga doonaayo in ay ka qeyb qaataan sidii dalka nabad loogu soo dabaali lahaa.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *