Saturday, October 21st, 2017

DHAGEYSO: Kooxda Al-Shabaab oo Gacanta Ka Jaray Aadan Cali Aadan?

Maxkamada Shabaabka ayaa Shalay Jimcihii Gelinkii dambe waxey Xukun Gacan Goyn ah ka fulisey Deegaanka Tooratooroow Ee Gobolka Sh/Hoose.

Waxay Shabaabku sheegeen in Aadan Cali Aadan oo ah nin dhalinyaro lagu Helay Fal Xatooyanimo Ah (Tuugnimo Ah).

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *