Saturday, August 19th, 2017

DHAGEYSO:Magaca iyo Beesha uu kasoo jeedo Ninkii fuliyay Weerarkii ismiidaaminta ee lagu Qaaday Pizza House iyo Posh Treats?

Waxaa soo baxaaya xogo dheeraad ah oo laga helaayo shaqsiyada wadihii Gaariga isku miidaamiyay Pizza House iyo Posh Treats oo ku yaalla agagaarka Isgooyska Banaadir ee Degmada Hodan.

Gaariga oo ay la socdeen Shan maleeshiyo ayaa Maqaayadaha Pizza House iyo Posh Treats kasoo galay dhabarka danbe, iyagoo muran xoogan la galay ilaalada Posh oo markaa qabay dareen.

DHAGEYSO: Kooxda Al-Shabaab oo Gacanta Ka Jaray Aadan Cali Aadan?

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

One Response to DHAGEYSO:Magaca iyo Beesha uu kasoo jeedo Ninkii fuliyay Weerarkii ismiidaaminta ee lagu Qaaday Pizza House iyo Posh Treats?

  1. This is a comment to the » DHAGEYSO:Magaca iyo Beesha uu kasoo jeedo Ninkii fuliyay Weerarkii ismiidaaminta ee lagu Qaaday Pizza House iyo Posh Treats? webmaster. Your website is missing out on at least 300 visitors per day. Our traffic system will dramatically increase your traffic to your website: http://segundaibc.com.br/go/1i – We offer 500 free targeted visitors during our free trial period and we offer up to 30,000 targeted visitors per month. Hope this helps 🙂 Unsubscribe here: http://priscilarodrigues.com.br/url/11

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *