Friday, June 23rd, 2017

DHAGEYSO WAREYSI:Hooyadii Dhashay Gabadhihii Lagu Dilay Qaraxii Muqdisho+Warbixin

Hooyo Sahra Macalin Cabdi oo ah hooyadada dhashey 3 gabdhood oo labo ka mid ah ah ku dhinteen, midna ay uga dhaawacantey, weerarkii Pizza House ee habeenimadii Isniinta ina soo dhaaftey ka dhacay Muqdisho oo VOA la hadashey ayaa ka warantey dareenkeeda ku aadan inay weyday habeen kaliya laba caruur ay ku soo korisay agoonimo, midna ay dhaawac la jiifto.

Hooyo Sahra Macalin waxaa ay sidoo kale nooga warantey, sida gabadhaheeda ay ugu dhinteen Weerarkaasi Alshabab ay geysteen, iyo sidoo kale hadaladii ugu dambeeyey ee ay is yiraahdeen.

DHAGEYSO: Farmaajo Muxuu ka yiri Gabadhihii Lagu Dilay Qaraxii Muqdisho?

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *