Friday, June 23rd, 2017

DHAGEYSO:Meydadka Gabdho Walaalo ah iyo Dad kale oo laga soo Saaray Pizza House+Nin Siiriyaan Ah?

Dhismaha Maqaayada Pizza House ayaa goordhaw laga soo saaray meydad badan oo qaarkood lagu dhax toogtay dhismaha, waxaana dadka halkaasi lagu dilay oo meydadkooda laga soo saaray kamid ahaa lix gabdhood oo dhalinyaro ah.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Gabdhaha Meydadkooda laga soo saaray Pizza House ay ku jiraan Sedex gabdhood oo walaalo ahaa oo ku sugnaa Maqayaada Pizza House, waxaa sidoo kale lagu Arkay Meydka nin lagu sheegay inuu yahay Siiriyaan.

DHAGEYSO:Tirada Ragii ka Dambeeyay Weerarkii Pizza House iyo Hotelka Posh oo la shaaciyay?

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *