Tuesday, December 12th, 2017

DHAGEYSO:Dowladda Sacuudiga oo Hanjabaadii ugu Cusleyd u Dirtay Dowladda Farmaajo?

Dowlada Sacuudiga ayaa weli ku adkeysaneysa in Somalia ay ka dooneyso inay ku biirto xulafadeeda, isla markaana xiriirka u jarto dowlada Qadar oo lala xiriirinaayo kiisas Argagixisanimo.

Qoraal lagu daabacay Jaraa”idka afka dheer Lemond ee kasoo baxa dalka Faransiiska ayaa waxaa lagu sheegay in dowlada Sacuudiga ay ku hanjabtay inay mamnuuci doonto muwaadiniinta Soomaalida ee doonaya gudashada waajibaadka Xajka.

Dowlada Sacuudiga ayaa sidoo kale ku Hanjabtay in Somalia ay xiriirka u jari doonto, haddii aysan ku dhaqaaqin isbedel dhanka mowqifkii hore Aya Dib u soo celin Doonto Dhamaan somaliad Jogta Dadalka sacuudiga.

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *