Saturday, October 21st, 2017

DHAGEYSO:Farmaajo oo Labo Arrin Dartood u Diiday inuu xiriirka u jaro Dowlada Qadar ?

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa ku adkeystay inaanu Iclaamin doonin in dowladiisa ay xiriirka diblumaasi u jartay dowlada Qadar.

Madaxweynaha ayaa la sheegay in dowlada Qadar uu u difaacay 2 arrin oo ku saleysan is garabtaag ay u sameeyen xiligii uu loolanka adag kula jiray Xasan Sheekh waxaana kamid ah.

Waxa uu ku adkeystay in Mowqifka Somalia uu yahay inay dhex dhexaad ka tahay xiisada u dhexeysa Sacuudiga iyo Qadar, iyadoo la eegaayo danaha Soomaalida.

DHAGEYSO: Taliyaha Ciidamada NISA Sanbaloolshe oo kashifay Arrin Sir ah oo u Qarsooneyd Farmaajo?

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *