Saturday, August 19th, 2017

DHAGEYSO:Wasiir Sheegay inuu ka Shaqeyn la’yahay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre?

Wasiir ku xigeenka wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha xukuumada Soomaaliya Cabdi Saalax Carmaan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in  ay ka shaqeyn la’ yihiin fara gelinta joogtada ah uu ku hayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre taas oo dhibaato ku ah inay si kalsooni ah shaqadooda u Gutaan.

DHAGEYSO:Beesha Abgaal Cismaan Oo Hubkeeda Kala Baxday Muqdisho Iyo Hoggaamiyeyaal Caan Ah Oo..?

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *