Saturday, October 21st, 2017

DHAGEYSO XOG CUSUB:Madaxda Hay’adaha Amaanka Dowladda Farmaajo oo Qorsho yaab leh la Damacsan Muqdisho?

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Bandow lagu soo rogi doono dhamaan Degmooyinka Gobolka Banaadir kadib markii laga warhelay qorshooyin ay maleeshiyaadka la damacsan yihiin magaalada Muqdisho.

Qorshaha bandowga oo ay wadaan Hay’adaha Amaanka Dowladda Farmaajo ayaa waxaa looga gol leeyahay in lagu xoojiyo amniga magaalada Muqdisho.

Si kastaba ha ahaatee, Habeen danbe ayaa ku asteysan 17 Badar oo inta badan Kooxda Al-shabaab looga bartay inay weeraro ka geystaa qeybo kamid ah Magaalada

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *