Friday, August 18th, 2017

DHAGEYSO:Faroole oo sheegay Hal Arrin oo Sabab u ah Weerarkii Shabaab lka fuliyeen Puntland?

Madaxweynihii hore Puntland, hadana ah Xildhibaan katirsan Golaha Aqalka Sare ee Barlamanka Federaalka Somalia, Cabdiraxmaan Farole, ayaa si kulul uga hadlay weerar kooxda Al Shabaab ku qaaday fariisin ciidamada Puntland ku lahaayeen deegaanka Af-urur oo katirsan gobolka Bari.

DHAGEYSO:Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalo Xoogan oo ka Socda Shabeelaha Hoose iyo Ciidamada huwanta oo la wareegay ?

Nagala Soo Xiriir

sirsideTeam@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *